Saraakiisha ciidankii diidanaa muddo kororsiga oo Sagaal qodob soo saaray (Akhriso)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay saraakiishii hogaamineysay ciidamadii ka soo horjeeday muddo kororsiga, iyagoo iska wareystay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo sidii loola jaanqaadi lahaa isbedelka ku dhacay siyaasada dalka. Saraakiisha ayaa isla soo faaqiday walaaca laga qabo in ciidamada gadooday la beegsado iyo sidii loo soo celin lahaa amaanka … Continue reading Saraakiisha ciidankii diidanaa muddo kororsiga oo Sagaal qodob soo saaray (Akhriso)